Wasiiro & Saraakiil ku baxay ciidamadii saaka ka soo baxay degaano ka tirsan Sh/dhexe

Wasiiro iyo Saraakiil ka tirsan dowlada Somalia ayaa ku baxay ciidamadii saaka soo baneeyey degaano ka tirsan gobolka Sh/dhexe oo haatan ku sugan saldhiga Hiilweyne ee nawaaxiga degmada Balcad. Wafdigan ayaa waxaa horkacaya Wasiirka amniga xukuumada Somalia iyo abaanduulaha ciidanka xoogga dalka, iyadoo wararku sheegayaan in Madaxweynaha Somalia uu u diray iney soo xaliyaan cabashada … Continue reading Wasiiro & Saraakiil ku baxay ciidamadii saaka ka soo baxay degaano ka tirsan Sh/dhexe